Kategori: Diğer
Yazar: Hassan Mudane
Yayınevi: Karbon Kitaplar
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Tanıtım Bülteni
“Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.”Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah:1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha Satıcı Kitap Adı Bağlantı Trendyol Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Kitapyurdu Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
D&R Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Idefix Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
BKM Kitap Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Hepsiburada Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Nadir Kitap Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
N11 Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Amazon Türkiye Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado
Satın Al
Kitap Adı Format Boyut Bağlantı Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado PDF 6.23 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado EPUB 6.96 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado MOBI 5.49 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado ODF 5.86 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado DJVU 7.32 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado RAR 4.76 MB
İndir
Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado ZIP 4.39 MB
İndir
TÜRKİYE'DE BİR İLK: TAMAMEN YASAL ÜCRETSİZ PDF KİTAP ARŞİVİ
%100 Yasal • Hızlı Erişim • Telifsiz Eserler
Türkiye’nin tamamen yasal ve ücretsiz e-kitap kütüphanesi; roman, deneme, kişisel gelişim gibi pek çok kategorideki eseri tek çatı altında sunar. Kitapları doğrudan tarayıcınızda çevrimiçi okuyabilir veya tek tıkla PDF formatında indirerek çevrimdışı keyfini çıkarabilirsiniz. "Popüler", "En Çok İndirilenler" ve "Yeni Eklenenler" sekmeleri ile zengin kategori-yazar listeleri, aradığınız başlığa saniyeler içinde ulaşmanızı kolaylaştırır. Opsiyonel kayıt/giriş sistemi ise okuma geçmişinizi saklar ve favori eserlerinize hızlı erişim sunar.
Kitap Yorumları - (0 Yorum)