Sirta Guusha (Somalice)  Qof Hanyar Mahano Qaado

Kategori: Diğer Yazar: Hassan Mudane Yayınevi: Karbon Kitaplar

Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado

    Tanıtım Bülteni

    “Hadii aad doonayso inaad la duusho shimbirka Hawada sare maraya waqti badan yuusan kaaga lumin digaaga dhulka hoose socda.”Ma doonaysaa inaad barato sida loo guulaysto? Hadii ay jawaabtaadu tahay haa ogow Buuggaan waa buuggaagii waana bare ku haboon sidii aad ku baran lahayd guusha, waa jiheeye ku tusiya waddada guusha, waa marjac aad u laaban karto mar waliba aad u baahato inaad wax ka ogaato guusha. Bal isweydii suurtagal ma tahay inaad iska guulaysato adigoo aadan baran sida loo guulaysto? Ma kula tahay guusha inay iska timaado bilaa sabab la’aan? Ma umalaynaysaa inaad guulaysan karto adigoo aadan guusha u halgamin? Ma kula tahay in guusha xaglo laabadan lagu gaaro? Miyey kula tahay inay guusha fadhiga kuugu imaan doonto? Maya sidaas ha ku fikirin waayo guusha markaad dalbato durbadiiba iskama timaadee sababo isbiirsaday ayay ku timaadaa marka baro sababhaas si aad u hesho sirta guusha! Buuggaan wuxuu farta kuugu fiiqi doonaa habkii aad ku ugaarsan lahayd guusha aad dalbanayso, wuxuu taabanaya oo kaaga sheekaynayaa sidii aad u guulaysan lahayd, hormar u gaari lahayd, yoolkaaga u xaqiijin lahayd adigoo adeegsan doona qaaciddada guusha. Buuggaan Sirta Guusha waxaa saldhig u ah labo shuruuc oo kala ah:1. Inaad hesho xog muhiim ah oo laxiriira guusha2. Dhaqan gelinta xogtaas adigoo adeegsanaya qaaciddada guusha

    SatıcıKitap AdıBağlantı
    TrendyolSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    KitapyurduSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    D&RSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    IdefixSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    BKM KitapSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    HepsiburadaSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    Nadir KitapSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    N11Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    Amazon TürkiyeSirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano Qaado Satın Al
    Kitap AdıFormatBoyutİndir Linki Ara
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoPDF6.23 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoEPUB6.96 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoMOBI5.49 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoODF5.86 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoDJVU7.32 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoRAR4.76 MB Bul
    Sirta Guusha (Somalice) Qof Hanyar Mahano QaadoZIP4.39 MB Bul

    Benzer Kitaplar




    Kitap Yorumları - (0 Yorum)

    Bir yanıt yazın

    E-posta adresiniz yayınlanmayacak. Gerekli alanlar * ile işaretlenmişlerdir

    *

    *

    *